Friday, June 19, 2026
HomeBarnaamijyadawariye abdi aziiz Abdullahi abdille oo hanjabaad kala kulmay Alshabaab

wariye abdi aziiz Abdullahi abdille oo hanjabaad kala kulmay Alshabaab

Inta badan wariyeyaasha howlgala Soomaaliya ayaa tacaddiyo kala duwan la kulma, maleehsiyada Alshabaab oo ugu hanjaba dil

wariye abdi aziiz Abdullahi abdille deganaa cadakibir ka mid noqday Bahda Idaacada codka gobolada dhexe 05/03/2018

Ka shaqayn jiray cadakibir iyo deeganada udhaw oo ayka taliyaan ururka argagisada ee al shabaab ilaa January 20 2021 markaas oo ay ururka argagisada al shabaab ugu hanjabeen dil intaas kadib wuxuu codsaday ruqsad shaqo joojin anakoo tix raacayna amniga iyo xuquuqda wariye iyo mida bini aadanimo ogna dhibaatada deegaanka ka jirta ayaan sidaas shaqada uga fasaxnay ugana qayb qaadanay inuu kasoo boxo cadaado.

Sidoo kale wariyeyaal badan oo dhibaatooyin ay hanjabaad kamid tahay kala kulmay Alshabaab ayaa u cararay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo dibad joog ku ah dalkaasi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe