Thursday, February 12, 2026
HomeBarnaamijyadaWafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wasiir Sabriye iyo wafdigiisa ayaa kulamo la qaadan doona madaxda Ahlu Sunna iyo Xaaf inkastoo Madaxweyne Xaaf sheegay inuusan la kulmi doonin madax kasocota faderaalka

Saacado ka hor ayay aheyd markaa Xaaf amray in deegaanada Galmudug aysan imaan karin masuuliyiin kasocda faderaalka balse amarkaas ayaa waxaa ka horyimid madaxda Ahlu Sunna ee maamula magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe