Ciidamadii tagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ee Xaaf kasocday ayaa baneeyay garoonka
Ciidamadan ayaa lagu guuleystay in laga soo wado garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaana lagu wadaa in goordhow uu ka dago wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliya