Dorashadda Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed, ayaa toos u bilaabatay Hoolka Doorashadda ee magaaladda baydhabo.
Xilkaan waxaa u tartamaya Shan Mushaxarax oo kala ah:
Adan Mohamed Nuur(Saransoor)
Hussein Osman Hussein
Ibrahim Mahalin Nuunow
Abdiaziz Hasan Mohamed Lafta-Gareen
Sayid Ahmed Sheikh Daahir.