Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaTaliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in qabteen shabakad ka ganacsatada caruurta

Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in qabteen shabakad ka ganacsatada caruurta

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in qabteen shabakad ka ganacsatada caruurta.

Taliyaha ku xigeenka Booliska Soomaaliya Gen. Zakia Hussen ayaa qoraal ay soo dhigtay waxay ku tiri:

Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembi Baarista ee CID ayaa soo qabtay shabakad ka ganacsata caruurta taasoo la daba joogay muddo hal bil waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay 11 eedeysaniyaal oo 8 ay yihiin haween.

Sidoo kale waxeey ciidanka soo badbaadiyeen 11 caruur da’dooda u dhaxeeysa 12 sano jir illa 7 bil jir kuwaas oo ah beec-sugiyaal oo hada ay xanaaneenayaan ciidanka boliiska intii laga baadigoobaya waalidiintooda.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe