Home Barnaamijyo Taliska booliiska oo Gaalkacyo kusoo bandhigay naag iska dhigi jirtay nin

Taliska booliiska oo Gaalkacyo kusoo bandhigay naag iska dhigi jirtay nin

661

Taliyaha qeyba Booliska gobolka mudug Maxamed Nuur Cali ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gabadh mudda iska dhigeysa iney nin tahay islamrkana dumar badan nin ahaan ay ula shaqeyn jirtay.

Taliyaha ayaa tilmaamay in gabadhaas lagu magacabo Deeqo Abdulaahi Aadan lagu qabtay bastoolad islamrkaana baaritaane wali ay ku hayaan lamaanaha Amaanka .

Gabadha ninka iska dhigeysay oo weriyaasha loo soo bandhigay ayaa shegtay in waxa lagu soo eedeyay ay run tahay iyadoona dhinac kale sheegtay iney bastoolada lagu qabtay ay ku waardiyeesan jirtay dukaan ay laheyd.

Liban Ajib