Home Barnaamijyo Sawiro: Saraakiisha ciidamada Somaliya oo maanta gaaray Cadaado

Sawiro: Saraakiisha ciidamada Somaliya oo maanta gaaray Cadaado

151

 

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug.

Masuuliyiintan ayaa kormeeray Saldhigga Booliska Cadaado, Xerada Qeybta 21aad iyo Halka laga dhisayo Xarunta Asluubta Galmudug.