Thursday, April 18, 2024
HomeBarnaamijyadaMeydka Gabar yar oo caawa laga helay Godinlabe

Meydka Gabar yar oo caawa laga helay Godinlabe

Allaha u naxaristee Gabar 10 jir ah ayaa meydkeeda caawa laga helay mid kamid ah xaafadaha degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud

Gabadhan la helay meydkeeda ayaa lagu magacaabi jiray Sagal Garaad Axmed

Ehelada Gabadha ayaa sheegay in jirdil uu ka muuqday jirka gabadha dhimatay

Dhacdadan ayaa ku cusub degmada Godinlabe oo 30 KM uga beegan koonfur magaalada Cadaado

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe