Friday, April 24, 2026
HomeWararDibaddaSii hayaha iyo ilaaliyaha Kacbada Sheikh Saleh Al-Shaibi oo geeriyooday.

Sii hayaha iyo ilaaliyaha Kacbada Sheikh Saleh Al-Shaibi oo geeriyooday.

Madaxii furaha iyo ilaaliyaha Kacbada Sheikh Saleh Al-Shaibi ayaa geeriyooday maanta oo ah June 22. Aaska ayaa ka dhici doona Qabuuraha Al Mu’alla ee Makkah.

Sheikh Saleh Al-Shaibi wuxuu ahaa dhaxal sugaha 109-aad ee Cuthman bin Talxa, saxaabigii nebi Muxamed. Furihii Kacbada waxa u dhiibay saxaabigii nebigu. Faracii saxaabada nebiga ayaa dhaxlay furaha tan iyo markaas. Waxa uu xilka sii hayaha Kacbada la wareegay sanadkii 2013-kii.

Qoyskan ayaa qarniyo badan u adeegayay sidii ay u ilaalin lahaayeen Kacbada, Al-Shaibi ayaa ahaa mas’uulkii 77-aad ee isku qoys ah.

Bare jaamacadeed, Al-Shaibi, waxa uu shahaado dhakhtarnimo ka qaatay daraasaadka Islaamka, waxaanu qoray buugaag ka hadlaya diinta iyo taariikhda. Reerkiisa ayaa u adeegay

Qoyska ayaa mas’uul ka ahaa maaraynta arrimaha Kacbada, oo ay ka mid yihiin nadiifinta, dhaqida, feerka, iyo hagaajinta Kiswadeeda haddii ay dillaacdo. Waxay sidoo kale qaabilaan booqdayaal waxayna qabtaan dhammaan hawlaha la xiriira

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe