Thursday, March 28, 2024
HomeBarnaamijyadaShirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lasoo gaba gabeynayo iyadoo waxba lagu...

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lasoo gaba gabeynayo iyadoo waxba lagu heshiin

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lasoo gaba gabeynayo iyadoo waxba lagu heshiin

Gudiga dib u heshiisiinta iyo wasaarada arimaha gudaha Somaliya ayaa odayaasha iyo ergada la geeyay Dhuusamareeb u sheegay in aan laga hadleyn tabashooyinka dhexyaala beelaha iyo tabashooyinka ay ka qabaan beelaha hanaanka awood qeybsiga Galmudug

Xubnaha maamulaya shirka ayaa sheegay in laga hadlayo sidee loo dhisi karaa maamul lagu mideysan yahay balse ka qeybgalayaasha qaar ayaa sheegay in aan la heli karin Galmudug mideysan ilaa laga xaliyo tabashooyinka beelaha

Gudiga iyo wasaarada ayaa sheegay in la amray in aan lasoo hadal qaadin tabashooyinka beelaha

Ajandaha shirka ayaa u muuqda nin u yimid nin baahan kadibna ku yiri sideen u dharag dhacsanaa

Shirka dib u heshiisiinta ayaa madaxweyne Farmaajo soo gaban gabeyn doonaa xili aan lagu soo hadal qaadin wax la xiriira in la heshiiyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe