Home Barnaamijyo Shir wadatashi ah oo ka furmay Gaalkacyo

Shir wadatashi ah oo ka furmay Gaalkacyo

128

Gaalkacyo waxaa gor dhow ka furmay shir watashi ah oo ay leeyihin shacabka Ku nool Gobolka Mudug kaasi oo looga hadlayo xaalada Siyasadeed ee Maamulka Galmudug ,Qabsoomida shirka Hobyo lagu wado in uu ka dhaco iyo Saamiga gobolka mudug ay ku leeyihiin Maamulka Galmudug.

Shirka ayaa waxaa goob joog ah xildhibano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ,Nabadoon ,Aqoonyahano iyo shacab badan oo dhawaan soo gaaray Magalada Gaalkacyo kuwsi u yimid ka qeyb galay shirkaan.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in odayasha dhaqanka ee Gaalkacyo ay ka codsadeen Raiisul wasaraha in mudda saddax beri uu sii joogo magalada Gaalkacyo inkasto ilaa iyo hadda aan la ogeyn in uu aqbalay Ra iusl wasaaraha codsiga.

Liban Ajib