Dood ayaa ka taagan booqasho la qorshaynayo in waqooyiga magaalada Gaalkacyo uu ku yimaado Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, taasoo ku aadan qaabka loo soo dhawaynayo, Xassan Cali Kheyre, waxaana lagu kala kacay kulamo dhacay.
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa doonaya in uu meel fagara ah bulshada kula hadlo iyo Puntland oo doonaysa in aan isu soo baxyo waawayn loo samayn, balse soo dhawayntiisa loo daayo Wasiiro Xukumadu soo dirtay oo Gaalkacyo soo gaaray.
Saciid Nadaara