Shariif Sh Axmed oo loo ogolaaday inuu u ambabaxo Kismaayo
Madaxweynihii hore Somaliya Sh Shariif oo saacado ku xanibnaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa loo ogolaaday inuu u duulo Kismaayo kadib wadahadalo iyo didaalo la sameeyay
Sh Shariif oo kayimid Turkiga ayaa laga hor istaagay inuu aado Kismaayo balse saacado kadib ayaa la fasaxay diyaaradii siday waxaana isaga iyo wafdigiisii u ambabaxeen magaalada Kismaayo