Tuesday, March 18, 2025
HomeBarnaamijyadaDowladda oo amaro cusub Kusoo Rogtay Diyaaradaha U Duulaya Kismaayo.

Dowladda oo amaro cusub Kusoo Rogtay Diyaaradaha U Duulaya Kismaayo.

Dowladda oo amaro cusub Kusoo Rogtay Diyaaradaha U Duulaya Kismaayo.

Sidda Ay Sheegayaan Wararka Naga Soo Gaaraya Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA Amaro Hor Leh Ayay Hay’addo Kusoo Rogtay Diyaaraddaha Aadaya Garoonka Diyaaraddaha Ee Magaalada Kismaayo.

Hay’adda Ayaa Ka Dalbatay Diyaaraddaha Aadaya Kismaayo Inay Soo Weydiisato Xafiiska Hey’adda Fasax Duulimaad 24 Saac Ka Hor, Sidaas Darteed Waxaa Lagu Wargeliyay Shirkad Kasta Fasaxii Ay Ugu Duuli Laheyd Kismaayo, Si Aan Looga Joojin Duulimaadka.

Amarkaan Cusub Ee Kasoo Baxay Hay’adda Ayaa Kusoo Aadaya Xilli Horay Ay Ugu Amartay Diyaaradaha Aadaya Kismaayo In Ay Soo Maraan Garoonka Muqdisho.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe