Sunday, April 20, 2025
HomeBarnaamijyadaSh. Maxamed Macalin Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso...

Sh. Maxamed Macalin Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ayaa goordhow Ciidamada Amaanku ku xireen magaalada Boosaso

Sh. Maxamed Macalin Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ayaa goordhow Ciidamada Amaanku ku xireen magaalada Boosaso.

Wadaadka ayaa maalmihii u danbeeyay Safar oga maqnaa Boosaso, iyadoo ay horay u xirnaayeen Sadex xubnood oo ka tirsan Guddigaasi oo loo heysto Lacag ay u soo dirtay Dowladda Fedraalka ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe