Home Barnaamijyo (Daawo) Odayaasha Cadaado oo shaaciyay inaysan ka qeybgali doonin shirka dib u...

(Daawo) Odayaasha Cadaado oo shaaciyay inaysan ka qeybgali doonin shirka dib u heshiisiinta

468

Odayaasha dhaqanka Cadaado oo sheegay in aysan ka qeybgali doonin shirka dib u heshiisiinta ee ka furmi doona Dhuusamareen

Odayaasha oo maanta kulan kuyeeshay Cadaado ayaa soo saaray warsaxaafadeedkan waxaana warbaahinta u aqriyay Nabadoon Maxamuud Carab Caalin