Wednesday, May 29, 2024
HomeWararSAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Howlaha Guud ee Dawladda oo Xilka la wareegay....

SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Howlaha Guud ee Dawladda oo Xilka la wareegay. same day delivery flowers toronto

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ka dhacday xaflad xil wareejin ah, uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub ee Wasaradda Hawlaha Guud mudane, Xildhibaan. C/fataax Maxamed Ibraahin (Geesay), waxa wareejiyey Wasiirkii hore mudane Saadiq Cabdullaahi Cabdi.

Xilwareejintaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Guuleed, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xaamud iyo shaqaalaha Wasaaradda. Wasiir Cabdifitaax Geesey ayaa noqonaya wasiirkii saddexaad ee xilkaan qabta intii ay jirtay xukuumadda Kheyre, Cabaas Siraaji oo lagu dilay Muqdisho iyo Eng Saadaq ayaa ka horeeyey Geesey.



https://flowercompany.ca/wedding/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe