Wednesday, November 29, 2023
HomeWararSawirro:- Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeeray Xerada Ciidanka Ee Balli-doogle wholesale wedding...

Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeeray Xerada Ciidanka Ee Balli-doogle wholesale wedding flower packages

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxa Uu Kormeer Ku Tagay Xerada Ciidanka Xoogga Dallka Ee balli Doogle iyadoona Kormeerka Ra’iisul Wasaaruhu Ahaa si Uu U Ogaado Horumarka Ay Sameyen Ciidanka Xeradaasi Ku Jira Sanadihii Lasoo dhaafay.

Xasan cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidanka Danab Ee Ku Sugan Xerada Balli-doogle.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo hadal Qoraal Ah Soo Dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa waxa Uu Ku Sheegay In Ujeedadiisu Aheyd U Kuur-galka horumarada Kala Duwan Oo Ay Ciidamadu Sameeyeen Sanadihii Lasoo dhaafay.

Qoraalka Uu ra’iisul Wasaaruhu bartiisa Twitter-ka Soo Dhigay Ayaa U Qornaa Sidan:” Waxaan booqday xerada Ciidanka Ballidoogle si aan usoo ogaado horumarka ay sameeyeen sannadkii lasoo dhaafay Ciidanka XDS – DANAB ee ku sugan halkaas.”


https://flowercompany.ca/wedding/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe