Saturday, March 15, 2025
HomeWararSAWIRRO:- Kheyre Oo Istanbuul ku Soo xiray Shirkii Ganacsatada Soomaalida iyo Turkiga. 

SAWIRRO:- Kheyre Oo Istanbuul ku Soo xiray Shirkii Ganacsatada Soomaalida iyo Turkiga. 

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga kusoo gabagabeeyey shirkii ganacsiga ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa walaalaha Turkiga.

Ra’iisul Waare Kheyre oo Khudbad ka jeediyay Shirkaasi ayaa waxaa uu sheegay in uu kaga mahadcelinaayo dadaalladda ay muujisay Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya.

Waxaa uu Ganacsatadda dalka Turkiga uu ka codsaday in ay Soomaaliya maalgashi ay ku sameeyaan.

Intaas kadib waxa uu Ra’iisul wasaaruhu wuxuu wakhti la qaatay qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliya ee ku dhaqan dalkan Turkey isagoo markii dambe usoo amba-baxay Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe