Saturday, April 19, 2025
HomeWararDEGDEG:- Taliye ku xigeenkii Booliska Puntland Oo Ku dhaawacmay Israsaaseyn. what tea...

DEGDEG:- Taliye ku xigeenkii Booliska Puntland Oo Ku dhaawacmay Israsaaseyn. what tea is good for acid reflux

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Nugaal, Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Bile Faraax ayaa lagu dhaawacay inta u dhaxaysa Magaalada Garoowe iyo degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Saraakiisha Hay’adaha ammanaka Maamulka Puntland ayaa sheegay in Bile Faraax uu ku dhaawacmay Israsaaseyn dhexmartay Illaaladiisa iyo Ciidamo ku sugan Bar-koontarool oo ku taalla degaanka Buuro-wadal, waxaana ay ka dambeysay israsaseynta kadib markii Gaadiid galbinayay Taliye kuxigeenka ay si xawaare ah ku dhaafeen Barta-kontorool.

Wariyeyaasha ku sugan degaanada Puntland ayaa waxa ay soo sheegayaan in dhaawac fudud uu soo gaaray Taliye Bile, waxaana la dhigay Isbitaalka Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal.

Saraakiisha Hay’adaha ammaanlka maamulka Puntland weli wax war ah kama aanay soo saarin falkan dhacay, balse waxaa socda baaritaano arrintan ku aadan iyo sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa raggii falkan ka dambeeyay.

October 2017, Bile ayaa ku dhaawacmay rasaas uu taliyaha booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax Ereg ku riday Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne, kadib markii ay isku khilaafeen Shir amni oo ka dhacay Garowe.

Goobta Taliye xigeenku ku dhaawacmay ayaa ahayd Hotel uu shir uga socday Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Puntland, Taliyaha Booliiska iyo kuxigeenkiisa, Gudoomiyaha Nugaal iyo Taliyaha la dagaalanka Argagixisada.

Wixii ku soo kordha Halkaan kala Soco:

https://holistickenko.com/diy-tummy-ache-tea-heartburn/

holistic kenko

what tea is good for acid reflux

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe