Saturday, December 6, 2025
HomeDhageysiSawiro+Dhageyso: Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta kulan kuyeeshay Cadaado

Sawiro+Dhageyso: Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta kulan kuyeeshay Cadaado

Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Cadaado ayaa bulshada reer Galmudug ugu baaqay inay ka shaqeeyaan midnimada

Shirka Golaha wasiirada uu shir gudoominayay madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto ee dhawaan lagu doortay Cadaado ayaa lagu soo dhaweeyay wadahadalka markale ku baaqday dowlada Somaliya siloo xaliyo tabashooyinka qaarkamid ah madaxda maamul goboleedyada.

Wasiirada qaarkood ayaa inta uu socday shirka soo bandhigay howlaha horyaala iyo waxyaabaha u qorsheysan.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe