Qaar ka Tirsan Gaadiidka Dagaalka ee Ilaalada u ah Madaxweyne Xaaf ayaa Garoonka Dhuusamareeb haatan Ku Sugan kuwaa oo ku Wargaliyey Maamulka Garoonka in Aysan Jirin Diyaarad ka soo Dagi karta iyadoo ay hawada Soo Gashey Diyaarada Sida wafdiga Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya