Friday, April 25, 2025
HomeWararSawiro:-Xaaf Lakulmay Ergayga QM uqaabilsn Soomaaliya

Sawiro:-Xaaf Lakulmay Ergayga QM uqaabilsn Soomaaliya

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Ee Xildhibaanada Cadaado Kusugan ay Sheegeen inay Xilkii Kaqaadeen ayaa Waxa uu Maanta Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Muug Kula Kulmay Ergayga Gaarkaa Ee QM u Qabilsan Soomaaliya Nichalos Haysom iyo Wakiilka AU u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira oo saaka soo gaaray Magaalada Galkacyo.

Axmed Ducale Geele Xaaf oo ay Wehliyaan Madaxad Xukuumada Galmudug iyo Golihiisa Wasiirada ayaa Waxa ay Kalahadleen Masuuliyiinta ay Kulanka Laqaateen Arimo Laxariira Khilaafka Baahsan Ee ragaadiyay Maamulka Galmudug iyo Sidii Lagu Xalinlahaa Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe