Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxa Galmudug ayaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareb kusoo dhaweeyay Madaxa Wakiilada Soomaaliya Beesha Caalamka
Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Dhuusamareb kusoo dhaweeyay Wakiilada Soomaaliya Beesha Caalamka Sida Wakiilka Qaramada Midowga africa Igad iyo Safiirada Ilaa Dhowr iyo toban Dal