Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaQarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaraxaan ayaa jugtiisa waxaa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Bar-koontorool oo ku taalla wadada Aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee ka leexata isgoyska Km4.

Qaraxa kadib ayaa waxaa cirka isku shareeray Uuro xoogam,waxaana la sheegay in gaari loo maleynayo in waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay agagaarka Hotelka Afrik oo meel u dhow ay ku taallo bar-koontoorool oo laga ilaaliyo Garoonka Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

Khasaaro kala duwna ayaa lgu soo waramayaa in uu geystay qaraxaas,waxaana goobta gaaray Ciidamo farabadna oo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya,kuwaas oo xiray wadada gasha Garoonka Aadan-Cadde.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe