Saturday, November 1, 2025
HomeBarnaamijyadaSawiro: Saraakiisha ciidamada Somaliya oo maanta gaaray Cadaado

Sawiro: Saraakiisha ciidamada Somaliya oo maanta gaaray Cadaado

 

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug.

Masuuliyiintan ayaa kormeeray Saldhigga Booliska Cadaado, Xerada Qeybta 21aad iyo Halka laga dhisayo Xarunta Asluubta Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe