Home Warar SAWIRO:-Sanad Guurada 9 aad Ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe

SAWIRO:-Sanad Guurada 9 aad Ee Idaacada Codka Gobolada Dhexe

559

22 December 2009 Ayaa Dhidibada Loo Taagay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Waxaan Maanta Lagu Qabtay Gudaha Magaalada Cadaado Manaasabad Lagu Maamuusayay Aas Aaska Idaacada Codka Gobolada Dhexe

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug Iyo Masuuliiin Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Ayaa Munaasabada Goob Joog Ahaa