Friday, July 18, 2025
HomeWararSawiro: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sh. oo gaaray magaalada Kismaayo

Sawiro: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sh. oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa si diiran loogu Soo dhoweeyey caasimada kmg ee Jubaland, waxaana Soo dhowayntiisa qeyb ka ahaa madaxweynaha Jubaland, Madaxweyne ku xigeenka, hey’adaha kala duwan DG Jubaland iyo dadweyne fara badan.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Madoobe ayaa erayadii soo dhowayntiisa waxaa ka mid ahaa “ ku Soo dhowow Mudane mirihii aad beertay iyo maamulkii aad dhistay, Sharaf ayey inoo tahay adigoo asaasihii (founder) maamulkaan ah inaad noo na Soo booqato annaguna aan ku Soo dhoweyno”

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe