Friday, July 17, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Baasto Oo u Ambabaxaya Muqdisho

Dhageyso:-Baasto Oo u Ambabaxaya Muqdisho

Madaxwaynaha Ay dhawaan Soodoorteen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug Ee Kusugan Magaalada Caddado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa Waxa uu Maanta u Ambabaxayaa magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka.

Madaxwayne Baasto Oo Lahadlay idaacada Codka Gobolada Dhxexe ayaa Sheegay in uu Madaxda Dalka Kala Hadli Doono Sidii Wada Shaqayn ay U dhaxmari lahayd Dawlada dhexe iyo Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe