Waa Wajeer, Halkan waxaa lagu baaraya Rikaabka Diyaarad ka duushay Muqdisho oo toos ugu socotay Nairobi. go’aanka Kenya dib ugu howlgelisay barta Kaantarool ee Wajeer ayaa dhaqangalay Shalayto.
Kenya ayaa hada u muuqata inay ka baxday heshiiskii ay hore ula gashay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo lagu joojiyay in dadka lagu sii baaro Wajeer.