Home Dhageysi DAAWO:-Xaaf Dowladu Way Noo Garaabiwaysay

DAAWO:-Xaaf Dowladu Way Noo Garaabiwaysay

71

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Gen.Maxamed Abshir, kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socday Magaalada Garoowe.

Madaxweynihii hore ee Puntlanad Faroole, xubna ka tirsan Golaha Barlamaanka qaranka iyo qaar kamid ah wasiirada DG Galmudug ayaa ka sagootiyay garoonka diyaaradaha Magaalada Garowe.

Madaxweynaha oo saxaafada kula Magaalada Garoowe ayaa si kooban uga hadlay sababaha keenay in burburka shirka wada-tashiga.

Wafdidiga madaxweynaha ayaa gaari doona Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.