Sunday, February 9, 2025
HomeDhageysiSAWIRO:-Iskuulka Imaamu Maalik Ee Cadaado oo Xaflad Sagootin Ah U Qabtay Ardigii...

SAWIRO:-Iskuulka Imaamu Maalik Ee Cadaado oo Xaflad Sagootin Ah U Qabtay Ardigii Kaalinta 7 Kagalay Imtixaankii Dowlada

Munaasabadaan oo Ay Goob Joog Ahaayeen Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka Galmudug Ururada Bulshada Rayidkaa Iyo Aqoonyahano Ayaa Waxaa Ulajeedadeedu Aheed Dhiiri Galin Iyo Sagootin Iskuulka Imaamu Maalik uu Usameenayay Cumar Maxamed Muuse oo Ahaa Ardagii Kaalinta 7aad Kagalay Imtaaxiin Dowlada Ee Sanad Dugsiyeedkii La soodhaafay Ee 2017/2018 Waxaana Cumar Maxamed Muuse uu Ka Mid Ahaa Ku Dhawaad 40 Arday oo Kaqalin Jabisay Iskuulka Imaamu Maalik Dugsigiisa Sare.

Ka Qeebgalayaashii Munaasabada Ayaa Waxaa Ay Bogaadin Iyo Riiri Galin U Soojeediyay Maamulka Iyo Maclimiinta Iskuulka oo Ay Ku Amaaneen Guushay Ay Usoo Hooyeen Galmudug.

Shiikh Xasan Maxamed Geedi Maamulaha Iskuulka Imaamu Maalik Ee Magaalada Cadaado Ayaa Waxaa uu Si Qoto dheer Uga Sheekeeyay Marxaladihii uu Iskuulku Soomaray Isagoo Sheegay In Ay Juhdi Badan Galiyeen Sidii Arday Tayaleh Loo soosaarilahaa.

 

Xildhibaan Xasan Cabdulaahi Cascasay Iyo Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Qalinle WaxaayA� Ay Si Isku Mid Ah U soodhaweeyeen Doorka Iskuulka Imaamu Maalik uu Kaga jiro Deegaanka Iyagoona Ardayda Dhameesatay Dugsiga Sare Ugu Baaqay In Deegaanka Ay Waxbarashada Kasii Wataan.

 

Burhaan Warsame Cigaal Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Galmudug Ayaa Munaasabada Khudbad Ka Jeediyay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe