Nin magaciisa lagu soo koobay Dubad ayaa loo heystaa inuu guri ku hayay qofkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel munaasabadii ka socotay.
Maamulka ayaa labadooda meel qura isugu keenay, walina waxaa socda baaris dheeraad ah.
Ciidamo badan ayaa la geeyay jidadka magaalada soo gala si dhaq-dhaqaaqa ay ula socdaan.


