Monday, April 20, 2026
HomeWararRa,iisulwasaara Ingiriiska oo sheegtay inay iscasili doonto

Ra,iisulwasaara Ingiriiska oo sheegtay inay iscasili doonto

Re’iisul wasaraaha Britain, Theresa May ayaa sheegtay inay is-casili doonto kadib markii ay saddex goor ku guul darreysatay inay xubnaha baarlamanka ka dhaadhiciso heshiiskeeda Brexit.

Waxay tiri “waxaan maanta ku dhawaaqayaa in aan iska casili doono hoggaaminta xisbiga Conservative-ka laga billaabo 7-da June”

Hadal ay jeedisay iyada oo ilmeynaysa ayeey tiri “weligey waan ka shalayn doonaa inaan awoodi waayay heshiis Brexit inaan u keeni waayo dalka”

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe