6 Gaari oo ah nuuca xamuulka qaada ayaa maanta ku xaniban kontaroolka koonfured ee magaalada Cadaado
Gaadiidkan ayaa ka yimid dhanka magaalada Gaalkacyo
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in gaadiidkan lagu wado baaritaan ku aadan waxa aysan balse hada aan lageyn waxyaabaha saaran
Gaadiidka ayaa looga shakisan yahay inay sidaan hub iyo agab kale oo ciidan hase yeeshee ilaa iyo hada ma jirto cid xaqiijisay waxyaabaha saaran gaadiidkan
Wixii kusoo kordha dib kala soco