Duleedka magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa ka bilowday dhismaha xarunta ciidanka xooga dalka qeybtooda 21aad
Xaruntan ayaa noqon doonta xarunta guud ee ciidamada xooga dalka Somaliya qeybtooda 21aad sida ay sheegeen saraakiisha qeybta.