Bahda Waxbarashada Magaalada Caddado ayaa Waxa ay Cabsho Kamuujiyeen Waxyaabha Maanka Dooriya Oo dhibaato Kuhaya Bulshada Kunoo Caddado oo ay Qayb Kayihiin Ardada.
Madaxda Mu,asasaadka Waxbarasho Ee Kahwlgala Caddado Maxamed Xaaji Xuseen ayaa Waxa uu sheegay in ay Ladagaalamayaan Dadka iibiya waxyaabaha Maanka dooriya oo dhibaato kuhaya Ardada dhigata Goobha Waxbarasho Ee Caddado.

