Roob biyo dhigay ayaa galabta oo jimco ah ka da,ay magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug.
Magaalada oo horey roobab ugu da,een maalmo ka hor ayaa markale roobsatay waxaana durba sare u kacay bilicda magaalada.
Dadka reer Cadaado ayaa alle uga shukriyau raxmadiisa uu ku maneystau waxayna sheegeen in sanadkan ui yahay sanad barwaaqo.