Wednesday, June 24, 2026
HomeBarnaamijyadaSawiro: Boosaaso oo lagu qabtay walxaha qarxa

Sawiro: Boosaaso oo lagu qabtay walxaha qarxa

Saraakiisha Amaanka Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa saaka magaaladaasi ku soo bandhigay walxa qarxa oo ay ku soo qabteen Howlgalo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaasi.

Qaraxyo ay soo qabteen Ciidanka gaar ah loo yaqaan PSf ayaa saaka lagu soo bandhigay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Image may contain: 2 people, people sitting

Qaraxyadan ayaa ciidanka PSF ku soo qabteen hawlgallo ay sameeyeen xafaado ka tirsan magaalada Boosaaso, oo ay howlgalo ka sameeyeen.

Image may contain: 1 person, sitting

Ciidanka Amaanka iyo Saraakiisha Puntland ayaa howlgalo kawadda Magaaladda Boosaaso, waxa ayna sheegeen in ay wadayaan inta lagu jiro maalmaha Xoriyadda Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo Shalay kulan iskugu yeeray Saraakiisha amaanka Puntland ayaa ka dalbaday in ay laba jibaaraan howlgaladda amaanka lagu xaqiijinayo.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe