Ra’iisulwasaare Khayre ayaa madaxda Ahlu Sunna u sheegay in magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel uu keenayo ciidamo Amisom ah
Madaxda Ahlu Sunna ayaa kasoo horjeestay kuwaas oo sheegay in aysan ogoleyn ciidamo ka baxsan kuwa hada jooga deegaanka
Ciidamada Amisom ee Khayre keenayo deegaanka ayaa loo maleynayaa inay yihiin ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka ah howlgalka Amisom

