Home Warar SAWIRO:-Axmed Madoobe oo dhoola tus ciidan ka sameeyay Dhuusa-mareeb

SAWIRO:-Axmed Madoobe oo dhoola tus ciidan ka sameeyay Dhuusa-mareeb

738

Ilaalada gaarka ah ee uu Dhuusa-mareeb la yimid madaxweynaha Jubbaland axmed madoobe ayaa dhoola tus ciidan ka sameeyay xarunta inji ee caasimada Galmudug.

Ciidamadaan oo si aan caadi ahayn u qalabaysan ayaa soo bandhigay qaab tababar oo ka yaabsaday talisyada ciidamada kale ee ku sugan Dhuusa-mareeb.

Tani ayaa dad badani waxa ay u fasirteen in ay tahay dhoola tus uu Madaxweyne Madoobe ugu talo galay in uu ku muujiyo heerka uu gaarsiisanyahay ciidamada uu cududooda ku faano had iyo jeer.