Wednesday, January 22, 2025
HomeWararSaraakiil iyo Mas’uuliyiin hore oo ku dhintay Qaraxa ka dhacay Gaalkacyo

Saraakiil iyo Mas’uuliyiin hore oo ku dhintay Qaraxa ka dhacay Gaalkacyo

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo goob lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Qaraxa ka dhacay Galkacyo dhinaca Gaalkacyo waxaa ku dhintay Taliye Kuxigeenkii ciidanka Danab ee Galkacyo MARSHO.

Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay duqii hore ee Gaalkacyo ee qeybta Puntland Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay, waxaa dhaawac culus qaba taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Qooje Dagaari.

Waxaa jira dad shacab ah oo ku dhintay qaraxa oo uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe