Wednesday, April 29, 2026
HomeWararSaamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub

Saamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub

Dowladda Britain waxa ay maalintii labaad ka maqan tahay Midowga Yurub kaddib markii ay shalay isaga baxday midowgaasi kaas oo ay ku jirtay muddo 47 sanadood ah.

Durbaba waxaa ka bixitaankaas laga dareemay Jamhuuriyadda Ireland oo ah dalka kaliya ee Midowga Yurub ka tirsan oo xad dhanka dhulka ah la leh Britain.

Dhanka kale badeecooyinkii ugu horreeyay ayaa waxa ay ka gudbeen xadka u dhaxeeya Waqooyiga Ireland iyo qeybaha kale ee UK.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe