Ra’iisulwasaare Khayre oo kusoo wajahan Cadaado
Warar hoose ayaa sheegaya in Khayre galabta kusoo laabanayo magaalada Cadaado
R/wasaaraha ayaa lagu wadaa in kulamo la qaato odayaasha iyo siyaasiyiinta reer Cadaado kuwaas oo kasoo horjeestay hadalkii Khayre ee ahaa in la isugu tago Dhuusamareeb
Wixii kusoo kordha kala soco halkan

