Ergeyga Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya iyo Wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa gaaray Dhuusamareeb,iyagoo halkaasi kulan kula qaatay Ra”iisul Wasaaraha XFS
Kulankan ayaa looga hadlayaa doorashada Galmudug iyo xaaladaha haatan ka taagan deegaanada maamulka.