Wednesday, May 1, 2024
HomeWararNin Itoobiyaan ah oo maanta ku islaamay magaalada Hargeysa

Nin Itoobiyaan ah oo maanta ku islaamay magaalada Hargeysa

#HARGEISA: Nin asalkiisu yahay Itoobiyaan ayaa Maanta kusoo biiray Diinteena Islaamka ee Suuban, Imaamka Masjidka #Fatxi ee Koonfurta Hargeisa Sheikh Fatxi Maxamed Maxmuud ayaa Ashahaada u qabtay, kadib markii laga baxay Salaadii Jumcada, sidaas ayuuna ku islaamay Maanta kuna soo galay Diinta Islaamka ee Suuban.

Imaamku wuxuu xusay in Maanta laga bilaabo uu noqonayo walaal kamid ah walaalada Islaamka, islamarkaana lasoo dhaweeyo.

Waa Arin Farxadleh Mahadeedana uu lee yahay Alle SWT ee Garansiiyay inuu Go aansado inuu soo galo Diinta Islaamka.

FG: Sawirka Hoose Bidix waa inanka waday Ninka soo islaamay , Dhexdana waa Imaamka Masjidka, Midigtana waa Ninka Maanta soo islaamay ee Itoobiyaanka ahaa.

{Share-la wadaag walaalahaaga kale.}

Jaamac Axmed Samakaab— Hargeisa—

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe