Thursday, April 25, 2024
HomeWararRa'iisul Wasaare khayre oo Dhuusa-mareeb kulamo ka bilaabay.

Ra’iisul Wasaare khayre oo Dhuusa-mareeb kulamo ka bilaabay.

Xasan cali khayre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gabal dhicii Galabta soo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Galmudug ayaa bilaabay durba kulamo uu la yeelanayo Madaxda Maamul Goboleedyada ee ku sugan Dhuus-mareeb.

Madaxda Maamulada Galmudug,Hir-shabeele,Koonfur galbeed iyo Jubbaland ayuu hada kulamo la leeyahay Ra’iisul wasaaraha sida ay Codka Gobolada dhexe u xaqiijiyeen ilo ka tirsan Xaafiiska Madaxweyne Qoor-qoor.

Kulamadaan ayaa Looga Hadlayaa arimo hor dhac u ah furitaanka wajiga 2aad ee shirka Dhuusa-mareeb.

 

Wixii Soo kordha halkaan kala soco.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe