Tuesday, May 20, 2025
HomeWararRa’iisal Wasaaraha Denmark oo booqatay Ukraine

Ra’iisal Wasaaraha Denmark oo booqatay Ukraine

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky iyo ra’iisul wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen ayaa gelinkii dambe ee shalay ku kulmay magaalada Mykolaiv ee ku taalla koonfurta Ukraine.

Denmark ayaa hore u sheegtay in ay ku caawin doonto Ukraine 19 ka mid ah gantaalaha uu sameeyo dalka Faransiisku.

Dowladda Ukraine ayaa waxaa weli heysta dhibaatooyinka kala duwan ee ka dhashay weerarkii ay ku qaadeen Ciidamada dalka Ruushka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe