Odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha Sacad oo la kulmay R/wasaare Khayre qodobana hordhigay
Beesha Sacad ayaa Khayre kala hadlay qodobadan
1 in dowlada Somaliya ogolaato soona dhaweyso qodobada kasoo baxa shirka lagu balansan yahay ee Hobyo
2 in dhismaha Galmudug lagu saleeyo awood qeybsiga beelaha
3 Dowladu in horey u burburisay Galmudug hase yeeshee haatan daacad ka noqoto dhismaha Galmudug
Sadexdan qodob ayaa ugu weynaa qobada Khayre hordhigeen odayaasha iyo siyaasiyiinta hase ahaatee kulan kale ayaa caawa lagu balamay si dowlada dhankeeda uga jawaab celiso soo bandhista dhowrkan qodob
Wixii kusoo kordha kala soco pagekan Cadaado

